Hot Topics

Duqa Caasimada Puntland oo shaqadii ka joojiyay Xogahayihii hoose ee garoowe .

Garowe : Duqa caasimada puntland ee  Garowe Xasan Maxamed Ciise (Goodir) ayaa shaqadii ka Joojiyey Xoghayaha Dowlada hoose ee Garowe Abdiqafar Abdirahman .
Waraaqda shaqa joojinta ayaa la ogaysiiyey Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Madaxwayne Ku xigeenka Ahna Ku simaha Madaxwaynaha Puntland .

Duqa caasimada iyo xoghayaha dawladda hoose xiriirkoodu ma fiicnayn mudooyinkii ugu dambeeyey Sida ay dad xog ogaal ahi Idilnes.com u sheegeen .