Hot Topics

Video:-66-sano guuradii kasoo wareegtay Aas-aaskii Radio Muqdisho Oo la xusay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Thabit Cabdi Maxamed, Wasiirrada Warfaafinta,Dhalinyarada iyo Maalliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanno ka socday labada aqal ee Baarlamaanka, intooda badan Wasiirradii hore ee Warfaafinta,Agaasimeyaasha Warbaahinta gaarka iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay 66 sano guurradii kasoo wareegatay aas aaska Radio Muqdisho,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka