Hot Topics

VIDEO : Dhalinyaro Soomaali ah oo loo haysto weerarkii Westgate oo maxkamad la horkeenayo

Nairobi : Dhalinyaradan soomaalida ah ee lagu eedeeyey weerarkii Westgate ayaa beri la horkeenayaa maxkamada ku taala Caasimada kenya ee niarobi .

Dhalinyaradan kuma eedaysna inay weerarka fuliyeen balse waxaa lagu soo eedeeyey inay gacan siiyeen raggii fuliyey weerarkii westgate sanadkii 2013,hoos ka daawo muuqalka

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka