Hot Topics

Video:-Madaxweyne Farmaajo Oo ka qaybagalay shirweynaha iskaashiga Africa iyo Yurub

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fadaraalka Somaliya ayaa kaga qaybgalay magaalada Abidjan e Dalka IvoryCoast shirweynaha iskaashiga hogaamiyayaasha Africa iyo Midawga Yurub.

Shirkan oo ah kii 5aad ayaa waxaa Madaxweynaha ku wheliyay wafti balaaran oo uu kamid ahaayeen Gudoomiyaha Golaha shacabka Cabdixaashi Cabdulaahi iyo Wasiirka Arimaha dibada Yuusuf Garaad Cumar.

Hadaba shirkaas oo aan wali soo gabagaboobin,ayaa Tv-ga caalamiga ah ee Idil Tv waxuu wax ka waydiiyay arimiha looga xaajooday ilaa iyo hada Wasiir Yuusuf Garaad,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka