Hot Topics

VIDEO : Xoghayaha cusub ee degmada Garoowe oo xilkii wareegay

Garoowe: Xoghayaha cusub ee caasimada dawladda puntland ayaa maanta xilka kala wareegay xoghayaha cusub ee uu dhowaan soo magacaabay wasiirka arimaha gudaha ee dawladda puntland .

Xoghayihii hore ayaa kawaramay waxyaabihii u qabsoomay intuu xilka haya ,halka xoghayaha Cusubna cusubna sheegay inuu qorshe la imaanayo isagoo kaashanaya masuuliyiintii ka horeeeyey,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA