Hot Topics

Dhageyso:-Taliye Tareedisho”12 Ka Mid Ah Al-Shabaab Ayaan Ku Dilnay Weerarkii Maanta”

Ugu yaraan lix qof ay ku dhinteen in ka badan 10 kalena ay ku dhaawacmeen ka dib markii Al-Shabaab ay weerar gaadma ah ku qaadeen Kolonyo galbinaysay Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cusman oo ku sii Jeeday Degmada Maxaas ee gobolkaas.

Col,Axmed Maxamed Tareedisho oo ah taliyaha ciidamada la weeraray ayaa sheegay in Al-Shabaabkii weerarka ku soo qaaday ay iska difaaceen isla markaana ay ka dileen ilaa 12 Askari sida uu hadalka u dhigay.

HALKAN HOOSE KA DHEGAYSO