Hot Topics

Siilaanyo oo ka guuray Qasriga Madaxtooyada Somaliland (Daawo)

Hargaysa – Madaxtooyada Somaliland ayaa markii ugu horaysay sababta uu Madaxwaynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo uga guuray Xarunta Madaxtooyada, iyadoo aan weli la caleema saarin Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Daawo:-