Hot Topics

Dhagayso:-Qoys Somaliyed Oo sagaal Caruur ah looga qaatay dalka Canada

Horaantii toddobaadkan, magaalada Vancouver ee dalka Canada ayaa qoys Soomaali ah waxaa laga qaaday 10 caruur ah oo ay dhaleen. Labadii waalid ayaa iyagana la sheegay in la xiray ka dib markii caruurtooda la qaaday.

Haddaba faahfaahinta sida ay wax u dhaceen, caruurtii meesha ay hadda ku sugan yihiin, sida xaalkoodu noqonayo ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Sheekh Cusmaan Xaaji Maddad oo ah Imaamka Masjidka Al-iimaan ee magaalada Vancouver,hoos ak dhagayso codka.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka oo faahfaahsan

 

Xigasho VOA