Hot Topics

Video:-Maxaa sababay Michael Keating In Uu Somaliya ku matalo shirka amniga?

2016 Munich security meeting Somaliya waxaa ku metelayay Madaxweyne Xassan Shiikh.

Nasiib darada dhacday ayaa ah in Sanadaha 2017 iyo 2018 uu ku metelay Somaliya shirkaas wakiilka qaramada midoobey michael Keating.

Dowlada Fadaraalka Somaliya ayaa lumisay doorkaas muhiimka ah waxayna wararku sheegayaan in dowladu wakiilatay wakiilka qaramada midoobey ee somaliya.

Majirto wax faahfaahina oo ay dowlada fadaraalka Somaliya ay ka bixisay arintan ilaa iyo hada,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka