Hot Topics

Video:-Daawo sidii U dhacay heshiiskii Dekeda Berbera Ee khatarta ku ahaa qaranimada Somaliya

Heshiiskan oo ah mid baalmarsan nidaamka caalamiga ah ayaa waxa wada galay maamulka Somaliland,Shirkada DP World iyo dowlada Itoobiya.

Heshiiska,ayaa 51% saamiga horumarinta dekedda yeelanaya shirkadda DPW, 30% waxaa yeelaneysa Somaliland, halka 19% ay yeelaneyso dowladda Iboobyia.

Xasan Cali khayre Ra’isalwasaaraha dowlada fadaraalka ,ayaa sheegay in heshiiskaas aanay qeyb ka aheyn, lugna ku laheyn, isagoo xusay in mowqifka dowladda uu yahay midka ay soo saartay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee ay heshiiskaas ku tilmaamay inuu ahaa mid sharci darro ah,isla markaana ah dhac iyo boob lagu hayo hantida umada Soomaaliyeed,hoos ka daawo muuqaalka sida uu u dhacay heshiiskaas.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka