Hot Topics

Dhagayso:- Kooxo ku Hubaysnaa Ban baanooyin Oo lagu qabtay Xadka Itoobiya iyo Puntland udhexeeya

Taliska Cidamada Booliska Puntland ee deegaanka Daraasu-salaam ee kuyaala  xadka Itoobiya iyo Puntland udhaxeeya ayaa gacanta ku dhigay rag ku hu baysaan Bam baanooyin .
 
Siidoo kale Ciidamada ayaa Bu buriyay shabakado isku xirnaa oo Deegaanka soo galinjiray Muqaadaraadka ,sida Qamriga iyo wixii lamid ah.
 
Xidigle Xuseen Cabdi Cilmi  oo ah Taliye ku-xigeenka Booliska ee Deegaanka Daaru-salaam,ayaa ka warbixiyay  Sidii uu Howlgalkan udhacay,hoos ka dhagayso codka.
Halkan hoose ka dhagayso codka oo faahfaahsan.