Hot Topics

Video:-Duqii cusbaa Oo soo gaaray Bosaso si weyna loogu soo dhaweeyay

Magaalada Bosaaso  waxaa maantasi diiran loogu soo dhaweeyay Duqa cusub ee ku meelgaarka ah ee degmada Bosaaso C/salaan Bashiir C/salaan  oo uu dhawaan soo magacaabay Madaxweynaha Puntland C/wali Cali Gaas kadib markii uu kala diray Golihii deegaanka ee degmada Bosaaso oo uu khilaaf soo kala dhax galay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka