Dhagayso:-Maxamed Nuur Oo la xiray Eedayn rasmi ahna lagu soo Oogayo

In this May 2016 image provided by the City of Minneapolis, police Officer Mohamed Noor poses for a photo at a community event welcoming him to the Minneapolis police force. Noor, a Somali-American, has been identified by his attorney as the officer who fatally shot Justine Damond, of Australia, late Saturday, July 15, 2017, after she called 911 to report what she believed to be an active sexual assault. Authorities have released no details about what led to the shooting of Damond. (City of Minneapolis via AP)

Maxamed Nuur oo ahaa sarkaal booliiska ah oo ka mid ahaa ciidanka booliiska ee magaalada Minneapolis ayaa Talaadadii shalay lagu soo oogey inuu ula kac u dilay Justine Daimond oo ahayd haweenay u dhalatay dalka Australia, nin saaxiib ahaayeenna kula nooleyd magaalada Minneapolis.

Dacwadda sarkaalka ayaa isla Arbacada maanta ah bilaabaneysa.

Dilku waxa uu dhacay 15kii bishii July ee sanadkii hore, 2017

Haddaba eedahan iyo sharaxaadooda Maxamuud Mascadde oo ka tirsan idaacada Afka Somaliga ee VOA,waxuu ka wareystay Qareen Cabdiwaaxid Shiikh Cismaan Qalinle oo ka hawlgala gobolka MN.,hoos ka dhagayso codka.

 

 

 

Halkan hoose ka dhagayso codka gar yaqaanka