Hot Topics

Video:-Taliska Qaybta Booliska Gobolka bari oo Awaamiir ku soo rogay gaadiidka ka shaqeeya gudaha magaalada Bosaaso

Taliyaha qaybta Booliska ee Gobolka bari C/xakiin Yuusuf Xuseen oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada Bosaaso ayaa waxa uu Awaamiir ku soo rogay gaadiidka dadweynaha ee ka dhex shaqeeya Gudaha magaalada Bosaaso .

waxa uu  Taliyaha sheegay in Tagaasida ka shaqaysa gudaha Magaalada Bosaaso ay maalinta biri ah isgu tagaan barxada Wayn ee Magaalada Bosaaso  si loo diiwaan galiyo.
Waxa uu sheegay C/xakiin  gaari aan liiska kujirin in uusan Magaalada soo gali karin kana bixi karin ,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka