Hot Topics

Video:-Ra’isalwasaare Abiye Oo gaaray xarunta DDSI Ee Jig-jiga

Ra’isalwasaaraha cusub iyo wafti uu hogaaminayo ayaa goor dhawayd gaaray magaalada jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Somalida Itoobiya.

Waftiga ra’isalwasaaraha,ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyay Madxada DDSI oo ugu horeeyo Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar iyo qaybaha bulshada ee deegaanka.

Dr Abiy ayaa lagu wadaa inuu kullamo la yeesho madaxda gobolka, waxaan sidoo kale uu khubad u jeedin doonaa shacabka,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka