UPDATE:-Boqor Buurmadow Oo Xabsiga La dhigay goordhawayd

Boqor Buur-madow oo hadda xabsiga loo taxaabay, isagoo ku sugan Hotelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa.Boqorka ayaa waxa qabtay oo xabsiga u taxaabay ciidanka booliska

Xariga boqorka ayaa lagu xiriirinayaa kadib markii dhawaan xaflad caleemo saarka Beeldaaje Maxamed uu kaga qaybgalay Magaalada Carmo. xafladaasi oo u ka sheegay in uu matalaayo oo u Soo dirsaday madaxwaynaha Somaliland.

Ma aha markii u horaysay ee boqorka Buurmadow xabsiga loo taxaabo, waxana jirtay in ay xabsiga dhigeen xukumadda hore ee Siilaanyo iyo Rayaale, kadib markii uu Ku dhex milmay siyaasada,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka