Hot Topics

Video:-Madaxweyne Gaas Oo maanta kormeeray shaqada soo celinta bilicda Bosaso

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan xubno golayaasha dowladda katirsan iyo gudiga soo celinta bilicda magaalada Boosaaso ayaa maanta waxa ay kormeereen shaqada soo celinta bilicda magaalada Boosaaso.

Wasiirka wasaaradda kalluumaysiga iyo Khayraadka badda Puntland ahna gudoomiyaha gudiga soo celinta bilicda Boosaaso Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo lahadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in shacabka Boosaaso ay siweyn ula shaqeeyeen howshuna meel wanaagsan marayo,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka