Hot Topics

Dowlada Puntland oo bogaadisay talaabada dowlada Imaaraadka Carabta

Hanbalyo iyo bogaadin ayay Dowlada Puntland udirtay dowlada Imaaraadka Carabta,kadib fududaynta bulshada Somaliyed ay ufududaysay dalka ku galka (VISA) iyo Deganaansha loo yaqaan (RESIDENT PERMIT).ee dalkeeda.

Dowlada Imaaraadka ayaa maanta si rasmi ah u dhaqan galisay talaabadaas ay dhanka sharciga kaga fududaysay Somalida culayskii ka haystay.

Talaabada ay ku fududaysaydowlada Imaaraadka Carabta Visa iyo deganaanshaha dalkeeda shacabka Somaliyed,ayaa waxay kamid ahaayeen arimihii ay kawada hadleen Madaxweyne Gaas iyo madaxda dalkaas booqashadsii dhawayd.

Dowlada Puntland ayaa uga mahadcelisay dowlada Imaaraadka Carabta talaabadan ay maanta qaaday.

 

Halkan ka akhriso war saxaafadeedka kasoo baxay Puntland.