Hot Topics

Video:-Taliska Asluubta Puntland Oo tababar Usoo xiray Ciidamo ka socda dowlada Fadaraalka

Taliska Asluubta Puntland Oo tababar usoo xiray Ciidamo ka kala socda dowlada Fadaraalka iyo dowladaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalka.
 
Mahan markii ugu horaysay ee Taliska Asuubta Puntland ay tababraan Ciidamo ka kala socda guud ahaan Somaliya.
 
Ciidanka Asluubta Puntland ayaa leh khibrad aad usaraysa,isla markaana ku shaqeeya qalab casriya iyo xarumo loo diyaariyay,waxaana lagu tilmaamaa Ciidamada ugu diyaarsan guud ahaan Somaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka