Hot Topics

Video:-Maxaa kala socotaa horumarka Wadooyinka Caasimada Puntland?

Macno gaar ah waxaa samaynaya deegaan aysan ka jirin wax nolol magaalo oo macno leh labaatan sano ka hor oo maanta gaaray heerkan.

Caasimada Puntland ee Garowe maanta waa mid kamid ah caaismadaha Geeska oo waliba si xawliya ugu sii socota in ay noqoto mid soo jiidata dalxiisayaasha iyo maalgashadayaasha.

Guushan waxaa iska leh oo gaarsiiyay heerkan shacabka Puntland oo si hagar la’aan ah u maalgashaty uguna istaagay abuurida magaalo leh astaamo u gaar ah oo ay caan ku tahay.

Garowe caaismada qurxoon,amaan ah oo jawi degan.

Puntland deegaan balaaran oo hodan ah haysta shacab fahansan nabada iyo nidaamka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka