Hot Topics

Video:-Shirkada diyaaradaha Ee Freedom-Air Oo soo kordhisay duulimaadyo iyo diyaarado casriya

Shirkada duulimaadyada ee Freedom Airlines ,ayaa maanta ku dhawaaqday in ay hawlgalisay diyaarad cusub oo Jet ah,sidoo kale bishan dhamaadkeeda ay hawlgalin doonto diyaarad kale oo weyn oo Boyn ah,taasoo qaadi karta halkii mar 200 oo qof.
 
Diyaaradan cusub ee shirkada Freedom Airlines ay hawlgalisay maanta ayaa waxay todobaadkii 5-bari ay ku samayn doontaa duulimaad Garowe -Nairobi.
 
Talaabadan ayaa shacabka Puntland si weyn usoo dhaweeyeen waxayna u arkaaan horumar soo kordhay iyo baahi xoog leh oo taagnyad oo xal loo helay.
 
Puntland ayaa hada yeelatay labo garoon diyaaradeed oo heer caalami ah,inakstoo ay hirgaleen garoomadaas hadana wali waxaa taagan baahi dhanka duulimaadyada ah.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka