Hot Topics

Yariisoow oo raaligalin ka bixiyay hadal dhawaan kasoo yeeray

Yariisow oo Bartiisa Facebook ku soo qoray Qoraal kooban ayaa sheegay in si qaldan loo fasiray hadal uu dhawaan siiyay Warbaahinta, sidaas darteedna uu ka raali gelinayo Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.
 
“Xildhibaanada Sharafta leh ee BFS waxaan ka raali gelinayaa fasiraad laga bixiyey hadal ujeedku ahaa inaan shacabka waqti badan u helo” sidaas waxaa Bartiisa Facebook ku soo qoray Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Eng Yariisow.