Hot Topics

Puntland:-Daawo Gogoshii Nabadeed Ee beelaha Cumar Maxamuud iyo Bah-Ararsame oo Saaxdheer ka furantay

Wafti balaaan oo uu hogaaminayo islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa gaaray Saaxdgeer halkaas oo ay taalo gogol ay kuwada xaajoonayaan beelaha Cumar maxamuud iyo Bah-Ararsame.
 
Gogoshan ayaa waxa adhigay oo marti loo yahay Beesha bah-Ararsame oo uu hogaaminayo Garaad Jaamac garaad Cali.
 
Gogashan ayaa loo balamay kal hore waxaana lagu dhamaystiri doonaa sida qorshuhu yahay qodobo horay ay labada beelood ugu heshiiyeen,hoos ka daawo muuqaalka
Halkan hoose ka daawo muuqaalka