Hot Topics

Video:-Maraykanka oo saakay ka furmaya safaaradiisii magaalada barakaysan ee Qudus

Dowladda Mareykanka ayaa maanta 1-da duhurnimo safaaradiisa ka furaya magaalada Barakeysan ee Qudus ee dhulka Falastiin sida uu Bishii December ku dhawaaqay Madaxweynaha Mareykanka Trump.
 
Ciidamada Maamulka Yahuudda ah ee Israel ayaa saakay dabaal dagyo ka wada Qudus kuwaas oo ku faraxsan Taageerada Mareykanka ee Israel, waxayna xireen xalay wadooyin badan oo u dhaw aagga Safaraadda Mareykanka laga furayo.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka