Hot Topics

Video:-Kulankii Trump iyo Kim- johg oo la filayo in uu qabsoomo dhawaan

Jeneraalka ugu sareeya ciidammada Kuuriyada Waqooyi Kim Yong-chol ayaa lagu wadaa in uu maalinta arbacada ah gaaro dalka Maraykanka, halkaas oo ay oga bilaabanayso booqasho.
 
Waa markii ugu horey muddo 20 sano oo qof darajada heerkaas ah jooga oo Kuuriyada Waqooyi ka socda uu tago dalka Maraykanka.
 
Tani ayaa waxa ay dhacaysaa xilli qprshaha kulanka Trump iyo Kim Jong-un uu sii karar qaadanayo, islamarkaasna meel wanaagsan marayo.
 
Jeneraal Kim ayaa loo arkaa nin muhiim ah oo uu kalsooni badan ku qabo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, iyada oo dhawr jeer oo hore loo direy kullamo hore.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka