Hot Topics

Video:-Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo ujawaabay Faysal Cali Dhurwaa

Faysal Cali Waraabe Oo Digniin Udiray Reer Puntland Una Hanjabay Ardayda Reer Puntland ee Waxka Barta Gobolka Awdal,gaar haan Jaamacada Camuud ee Boorame.
 
Faysal Cali Dhurwaa,ayaa Sheegay in 500 Oo arday reer Puntland ah in ay Boorama joogaan.isagoo ka hadlaya ardaydaas fariina udiray shacabka Reer Boorama, waxuu yiri”Reer Awdal ogaada waa cadaw giina Ardaydaas”.
 
Dhanka kale waxaa Caawa u jawaabay Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo sheegay hadii ay xagtini gaarto Ardaydaas in ay kala xisaabtamayaan Beesha Godaybiirsay ee Ardaydaas ay martida u yihiin.
 
“Reer Boorama Faysal Cali Waraabe waxba nama yeeli karee yuusan gacantiina wax nagu yeelin Ardayda wax kabarata Booramana waa idinku Amaanee ogaada”,ayuu yiri Nabadoon Yaasiin Cabdisamad,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka