Hot Topics

Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka Oo taageeray go’aanka Somaliland lagu xanibay

Golaha iskaashiga Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka,ayaa taageeray go`aan ay horay u gaartay Dowlada dhexe ee Fadaraalka Soomaaliya kaas oo ku aadanaa in la hakiyo deeqaha kala duwan eesida gaarka ah loo siiyo Somaliland.
 
War qoraal ah oo ku qornaa luuqada English-ka ayna ku wada saxiixan yihiin madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka sida Puntland, Hirshabeelle, Koofur Galbeed, Jubbaland iyo Galmudug ayaa loo diray Beesha Caalamka, iyadoo lagu caddeeyay in nidaamka gaarka ee Somaliland loogu qoondeeyay deeqaha Soomaaliya ka dhaxeeya sida gaarka ah uu yahay mid halis ku ah qaranimada Soomaaliya.

 

 

 

 

Halkan ka akhriso:-