Hot Topics

Video:-Guutada 48-aad Ee Ciidamada Daraawiishta Puntland oo ku ruqaansatay Tukaraq

Cutubyo katirsan ciidanka difaaca dowladda Puntland,gaar ahaan Guutada 48-aad ee fadhigoodu yahay Gobolka karkaar,ayaa maanta kasoo ruqaansaday halkaas.
 
Ciidamadan oo aad u gaashaaman,ayaa gaaray Degmada Tukaraq ee ay isku hor fadhiyaan Ciidamada difaaca Puntland iyo maleeshiyada Jeegaanta Muuse Biixi.
 
Guutada 48-aad ee daraawiishta Puntland,ayaa qayb ka noqon doonta hawlgalak dib u xoraynta Sool,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka