Hot Topics

Video:-Itoobiya iyo Eretereya oo kala saxiixday heshiis lagu soo afjarayo colaadii…

Wasiirka warfaafinta Eritrea Yemane Meskel ayaa faafaahin ka bixiyay heshiiskii sida wadajir ah ay u kala saxiixdeen Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo madaxweynaha Eritrea Isaias Afewerki.

Wuxuu sheegay in heshiiska ay ku xusan yihiin qodobo dhowr ah oo ay kamid yihiin iskaashi dhanka gaadidka, ganacsiga iyo xiriirka dublumaasi.

Wasiirka warfaafinta Eritrea ayaa bartiisa Twitter-ka sidoo kale ku sheegay in heshiiska lagu soo afjari doono colaadda xadka, ka shaqaynta nabadda iyo horumarka gobolka.

 

”Joint Declaration: … iii) Transport, trade and telecommunication ties will be resumed; diplomatic ties & activities renewed; iv) Border decision will be implemented; v) Both countries will work together to guarantee regional peace, development & cooperati”.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka