Hot Topics

Maxaa sababay Isbarbaryaaca Haya’adaha Amniga Muqdisho

Amni Xumada sii xoogaysanaysa maalinba maalinta ka danbaysa ee Magaalada Muqdisho,ayaa xeeldheerayaal dhanka amaanka a waxay sheegeen in ay sabab u tahay dhawr arimood oo ubaahan in wax laga qabto,kuwaasoo kala ah:-
 
1. Haya’adaha amniga oo aan isku meel amar ka qaadan sida NiSa,Police iyo Ciidanka Xasilinta.
 
2. Ma jiro qorshe midaysan oo Amniga wax looga qabanayo.
 
3. Wadooyinka magaalada ka soo gala dhinacyada Balcad n Afgooye oo dowladdu 100% gacan ku hayn.
 
Dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo,ayaa la daalaa dhacaysa adkaynta amniga Muqdisho.
 
Tan iyo xiligii uu hogaanka dalka la wareegay Madaxweyne Farmaajo ,waxaa la badeley Talyayaasha Police-ka iyo Nisa min 3-jeer.balse badalidoodaas mahan mid xal unoqday amniga faraha kasii baxaya.