Hot Topics

Video:-Kulankii Trump iyo Ra’isalwasaaraha Ciraaq oo baaqday

Waxaa baaqday kulan dhexmari lahaa Madaxweynaha maraykanka Donald Trump iyo ra’isalwasaaraha Ciraaq,kaasoo ka dhici lahaa Saldhiga Ciidamada maraykanka ee dalkaas.

Baaqashada kulanka waxaa lagu sababeeyay arimo amaan dartood,waxayna labada hogaamiye kuwada hadleen khadka Taleefoonka.

Ra’isalwaaraha Ciraaq,ayaa lagu wargaliyay imaanshaha Trump goor danbe oo uu ku sugan yahay gudaha dalka.

Madaxweyne Trump ayaa safar aan la shaacin ku gaaray dalkaas,isagoona kusii hakaday dalka Jarmalka,kadibna uga sii gudbay Ciraaq.


Tru,isagoona waxuu joogay Ciraaq mudo 3-saac ah ku sugnaa saldhiga Ciidamadiisa gaaraya 5000- ee askarr,Ciidamada ayuu ukhudbeeyay kulan kaftanana la qaatay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka