Hot Topics

Video:-Puntland oo ka mamnuucday Deegaamadeeda Masuuliyiinta D.Fadaraalka

Dowlada Puntland waxay mamnuucday masuuliyiinta Xukuumada fadaraalka,gaar ahaan golaha fulinta in aysan imaan karin Puntland ilaa ay ka dhamaanayso Doorashada Madaxtooyo.

Talaabadan,ayaa Puntland u aragtaa qorshe uu ku xakamayn karo faragalinta Dowlada Fadaraalka ee doorashada. ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka