Hot Topics

Video:-Xaaf oo qaylo dhaan kasoo saaray faragalinta Dowlada Fadaraalku ku hayso maamulkiisa

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale oo warbaahinta la hadlayay,ayaa qaylo dhaan kasoo saaray faragalinta Dowlada Fadaraalku ku hayso maamulkiisa.

”Faragalinta Dowlada fadaraalku nagu hayso waxaan ka baqaynaa in sidii Mukhtaar Rooboow ay qoorta nasoo qabato”ayuu yiri Madaxweyne Xaaf.

Dowlada Fadaraalka,ayaa maamulada xubnaha ak ah Dowlada Fadaraalka ah waxay ku haysaa faragalin qarsoon iyo mdi banaanka taala ,waxaana ugu danbeeyay faragalintaas tii ay ku sameeyeen maamulka Koonfur-galbeed

Halkan hoose ka daawo muuqaalka