Hot Topics

Video:-Axmed karaash oo loo doortay Madaxweyne xigeenka Puntland

Madaxweyne kuxigeenka cusub Axmed Karaash oo ah siyaasi saameyn weyn ku leh gobalka Sool, isla markaana taageero xooggan ka heystay issimada gobalkaasi kasoo jeeda.Karaash ayaa sidoo kale xilal kala duwan ka soo qabtay maamulkii madaxweyne Gaas.


Axmed Karaash oo isla markiiba loo dhaariyey xilka loo doortay ayaa hadal kooban oo uu soo jeediyey ku sheegay inuu balan qaadayo inuu si wanaagsan ulla shaqeeyo Baarlamaanka doortay.


Musharraxa looga guuleystay xilka madaxweynaha ku-xigeenka Cabdi Cismaan Qawdhan ,oo goobta ka hadlay codbixinta kaddib ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay qaabka ay doorashada u dhacday,hoos akd aawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka