Hot Topics

Madaxweyne Siciid Dani oo hakiyay guud ahaan canshuur dhaafkii jiray

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa joojiyay Canshuur dhaafkii iyo Canshuur dhimistii loo samayn jiray Hay’adaha Dowlada, kuwa Caalamiga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

Halkan ka akhriso wareegtada:-