Hot Topics

Video:-Gudoomiye Mursal”Aniga iyo Laftagareen hadaan lasii dayn Rooboow waa iscasilaynaa”

Madaxweynaha Maamulk K.Galbeed Cabdicasiis Lafta-Gareen iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka Maxamed Mursal Sh.Cabdiraxmaan,ayaa kulamo ay dhex mareen odayaasha dhaqanka ee maamulka Koonfur Galbeed.

Labadan mas’uul oo kulamadooda si gooni gooni ah ay ula yeesheen hoggaanka dhaqanka iyo waxgaradka gobolada Koonfur-Galbeed ayaa waxaa ay ka wada hadleen sidii loo xallin lahaa xaaladihii degnaansho la’aan ee ka dhacay Baydhabo xiligii doorashada gaar ahaana xariga Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur,hoos ka daawo muuqaalka.


Halkan hoose ka daawo muuqaalka