Hot Topics

Video:-Wafti sare oo ka socda Dalka Yemen oo soo gaaray Puntland

Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ,ayaa xarunta madaxtooyada Garoowe kula qaabilay wafti uu hogaaminayo safiirka Yemen u fadhiya Soomaali Fadal Maxamed Cali.

Karaash iyo Fadal,ayaaa ka wadahadlay xiriirka labada dhinac,gaar ahaan xaalada Qaxootiga Yamaniyiinta ah ee ku sugan Puntland.

Kulankooda kadib shir jaraa”id oo ay qabteen ayay ku sheegeen in ay isku afgarteen xoojinta xiriirka Yemen iyo Puntland,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=1451595271637122&id=1175957302534255