Hot Topics

Video:-Danbibaarista Puntland oo xaqiijisay in dacwadii Kufsi Ee Caa’isha Ilyaas beri lasoo bandhigayo

Taliye ku-xigeenka Laanta Danbi Baarista Puntland Kornayl Cismaan Cabdi Maneeno ayaa shaaciyey xiliga lagu dhawaaqayo Kiiska Caa’isho Ilyaas Aadan iyo Kufsi shalay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka