Hot Topics

Video:-Madaxweyne Axmed Madoobe oo habeenkii labaad ku hoyday Baarsanguuni

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam,ayaa habeenkii labaad dhex jooga Ciidamada Daraawiishta qaybtooda fariisinka ku keh Baarsanguuni.

Madaxweynaha,ayaa ukuurgalaya xaalada Ciidamada dhan walba,sidoo kalena umuujinaya garab istaag iyo dhiirigalin difaaca Jubaland ee ay u taagan yihiin.

Talaabadan iyo muuqaalada laga soo dirayo Baarsanguuni,ayaa niyad jab ku noqday guud ahaan cadawga Jubaland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka