Hot Topics

Video:-Madaxweyne Deni oo Shiinaha u anba baxay

Madaxweynaha Dowladda Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo waft uu
hogaaminayo,ayaa u anbabaxay Dalalka Shiinaha iyo Ethiopia.

Safarka Madaxweynaha waxaa Ku Wehelinaya Qaar Ka Mid ah Golaha Wasiirada Dowladda Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka