Hot Topics

Video:-Jubaland oo xaqiijisay in ay qabsanayso doorasho xor ah oo xalaal ah

Dowlada Jubbaland ee xubinta ka ah Dowlada Fadaraaliga ah ee Somaliya,waaxay caddeynaysaa in ay doorashadeeda u madax banaantahay xilna ka saarantahay qabashada doorasho xor iyo xalaal ah.

Dowlada Jubaland oo raacaysa habraacyada iyo xeerarka doorasho ee u yaal iyada,isla markaana ku xusan dastuurka Fadaraaliga ah waxay xaqiijinaysaa xaqeeda dastuuriga ah iyo masuuliyada ka saaran Bulshada ay u adeegto ee Somaliyed.

Halkan ka daawo muuqaalka

Jibril Qoobey.