Hot Topics

DEG DEG – Ethiopia oo qariiradada Somalia ka saartay qaaradda Africa.

Boga Wasaaradda arrimaha dibadda Ethiopia oo lagu soo bandhigay sawir shaki badan dhaliyay, kaas oo ka tarjumaya in qaariidada Soomaaliya laga saaray qaarada Afrika.