Hot Topics

Hirshabelle ayaa walaac ka muujisay hanaanka doorashada DFS iyo Dowlad Goboleedyada.

Maamulka Hirshabelle ayaa walaac ka muujiyay Hanaanka Habraaca Doorashooyinka Maamulka Goboledyada ee Wasaaradda Arrimaha gudaha & Federalka Xukuumadda Somaliya ay soo saartay.

Warqad ka soo baxday Maamulka Hirshabelle, ayaa lagu muujiyay walaaca masuuliyiinta Hirshabelle ay ka qabaan Hanaanka Habraaca Doorashooyinka ee Wasaaradda Arrimaha gudaha soo saartay.