Hot Topics

Ciidamada amniga oo gacanta kusoo Ninkii dilay Nimco

Si rasmi ah,ayaa gacanta loogu soo dhigay gacan ku dhiiglihii dilay Nimco,iyadoo Taraawiix ka timid xalay magaalada Gaalkacyo.

Laamaha amaanka Mudug oo Madaweyne Deni isbadal ku sameeyay maalmo ka hor.ayaa waxaa ka muuqda firfircooni iyo dadaal xoojinta amniga ah.

La soco wararkayaga danbe.

Jibril Qoobey.