Hot Topics

DEG DEG -Xildhibaan soo banadhigay damaca Kenya & Ethiopia ee dhulka Soomaaliya ( Daawo )

Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa Maanta shaaciyay in Wadamada Ethiopia iyo Kenya ay Doonayaan in Somaliya ay u Qabsadaan Sidii ay Israel u Qabsatay Falastiin.