Hot Topics

Garowe oo lagu qabtay shir ku saabsan kobcinta Maaliyadda Puntland (Daawo)

Shirka Dejinta Habraaca Maamulka Maaliyadda iyo Xisaabaadka Dowladda Puntland ayaa lagu soo gaba gabeeyay magalada garowe, iyadoo qodobo laga soo saaray.