Shacabka Badhan oo dhaweeyay ciidamadii kasoo goostay Somaliland.

Haweenka Degmadda Badhan ayaa taageeray Go’aankii ay isku casileen Talliyaashii Gobolka Sanaag ugu magacawnaa maamulka Soomaaliland oo iyaga iyo ciidamadoodii ay hogaaminayeen ay kasoo goosteen Maamulka Somaliland ay Kusoo Biireen Ciidamadda Difaaca Dawladda Puntland.