Hot Topics

Video:-Jaaliyada Minisota oo lacag ugu deeqday Wadada Wadaagsin

Jaaliyada Minnesota Ee dalka Maraykanka Ayaa Deeq Lacageed Oo dhan $90.000 dollar Gaarsiisay Dhismaha Wada Isku Xirta Gaalkacyo Iyo Garacad,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka