Hot Topics

Video:-Machadka PDRC oo yeeshay Mkatabad casriya

Machadka Cilmi baarista Puntland ee PDRC oo maktabadiisa lagu sameeyay balaarin iyo dib u casriyayn.

Xariga waxaa ka jaray Cali Ciise Cabdi oo kamid ah Aas-aasayaashii Machadka.

PDRC waa xarunta kaliya ee u taagan Cilmi baarista Deegaamada Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka