Hot Topics

VIDEO: Shir u dhexeeya DF iyo Dowlad gobaleedyada oo ka furmay Garoowe

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland, waxaa maanta ka furmay Shir looga hadlayo Arrimaha Shaqa Abuurka Dhalinyarada Soomaaliyeed, kaas oo u dhexeeya Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirada Wasaaradaha Shaqada ee Dowlad Gobaleedyada.